DHAGEYSO:Saamayn ka dhalatay fatahaada wabiga Shabeelle

0
400

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ee Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan inay Xaalad Nololeed oo aan wanaagsanayn ka dhalatay Fatahaada Wabigu Gobolkaas ka Sameeyay.
Qaar ka mid ah Qoysaska Danyarta ah ee deegaanadooda ka barakacay ayaa Warbaahinta la hadlay.