DHAGEYSO:Ruto:Mar dambe ciidamada booliska sunta dadka ka ilmeysiisa uma adeegsan doonaan kaniisad

0
389

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in mar dambe ciidamada booliska aynan sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsan doonin kaniisad.
Waxaa uu soo hadal qaaday oo uu raaligelin ka bixiyay dhacdo la soo tabiyay ka hor doorashadii guud ee bishii Siddeedaad ee sanadkan isagoo xusay in mar kale aynan taasi dhici doonin.