Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharraxa madaxweyne ee xisbiga UDA ahna madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo maanta isku soo bax siyaasadeed ku qabtay ismaamulka Meru ayaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ugu baaqay inuu soo afjaro dhaliisha uu u jeedinaya .
Waxaa uu ku boorriyay in haddii uunan soo dhisayn uu fursad u siiyo la tartamidda Raila Odinga isagoo aan soo faragelin.
Ruto ayaa hoggaamiyaha dalka ku eedeynaya inuunan ugu abaal gudin sidii uu u taageeray.