DHAGEYSO:Ruto: Marnaba ma oggolaan doono in qof kale uu gudaha wadanka ugu dhinto arrimo siyaasadeed awgood

0
340

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta isbeheysiga Azimio wuxuuna sheegay in maanta uu wadanka ammaan buuxa ka jiri doono .
Ruto ayaa carrabka ku adkeeyay inuunan marnaba oggolaan doonin in qof kale uu gudaha wadanka ugu dhinto arrimo siyaasadeed awgood.