DHAGEYSO:Ruto Marka la idhaariyo waxaan tallaabo sharciyeed ka qaadi doono shakhsiyaad qaab khiyaano ah uga ganacsanayaan qaadka

0
363

Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa wacad ku maray in ka dib marka berri loo dhaariyo hoggaanka wadanka uu tallaabo sharciyeed ka qaadi doono shakhsiyaad uu xusay inay qaab khiyaano ah uga ganacsanayaan qaadka.