DHAGEYSO:Ruto: Dowladda dhexe waxay xal u heli doonta daymaha wadanka lagu leeyahay

0
258

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay xal u heli doonto daymaha wadanka lagu leeyahay.
Waxaa uu shacabka ka codsaday inay bixiyaan canshuurta si loogu guulaysto dhaqangelinta barnaamijyada horumarineed.
Waxaa uu sheegay in isaga iyo ku xigeenkiisa ay hormuud ka noqon doonaan bixinta canshuuraha oo aynan jiri doonin cid laga cafinaya.