Roobabkii ka da’ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sababay inay xirmaan goobaha ganacsi ee hareeraha waddooyinka ee magaladaasi.
Ganacsatada ayaa sheegay in saaka aysan furin goobahooda ganacsi oo ku yaalla hareeraha waddada sababo la xiriira biyaha roobka oo goobahaasi fadhiyo.
Roobabka ayaa da’ayay xalay ilaa saaka.
Ganacsatada goobahan ayaa dowladda ka codsaday inay arrintan wax ka qabato.
Haddaba qaar ka mid ah ganacsatada ayaa warbaahinta u warramay