Wararka Kenya DHAGEYSO:Roobab saameeyay xaafadda Kisauni ee Mombasa By star - May 7, 2023 0 176 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shacabka ku nool xaafadda Kisauni ee ismaamulka Mombasa ayaa cabasho ka muujiyey saameyn ka soo gaartay roobab halkaasi ka da’ay. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/05/Bootaan-Mombasa-1.mp3