Waxaa ay saameyn ballaaran oo dhanka waxbarashada, ganacsiga, dhaqdhaqaaqa bulshada , isku socodka gaadiidka iyo howlaha gargaarka ay ka dhalatay roobab culus oo ka da’ay deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa.
Meelaha ay saameynta ugu badan ka jirto waxaa ka mid ah xerooyinka qaxootiga ee IFO1,IFO2 iyo Dhagaxleey.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa goor sii horreysay arrintan faahfaahin naga siiyay.