DHAGEYSO:Roob doon laga sameyn doono gobolka waqooyi bari ee Kenya

0
571

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda Garissa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa sheegay in culimaada gobolka waqooyi bari ay isku raaceen in maalinta berri oo Khamiis ah in la sameeyo roob doon Alle bari ah