DHAGEYSO:Rigathi Gachagua oo Azimio ugu baaqay inay ka soo baxaan kaalintooda mucaaradnimo

0
324

Madaxweyna ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa garabka siyaasadeed ee Azimio La Umoja-One Kenya u soo jeediyay inuu ka soo baxo kaalintiisa mucaaradnimo ee la xisaabtanka dowladda dhexe.