DHAGEYSO:Raila oo sheegay in dibadbaxyada berri ay u qabsoomi doonaan sidii loo qorsheeyay

0
344

Hoggaamiyha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dibadbaxyada berri ay u qabsoomi doonaan sidii loo qorsheeyay.