DHAGEYSO:Raila Odinga oo dalbaday in la adkeeyo amniga xuduudda ismaamullada Meru iyo Isiolo

0
678

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa soo jeediyay in la adkeeyo amniga xuduudda ay wadagaan dowlad deegaannada dariska ah ee Meru iyo Isiolo.
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii ilaa toddobo qof lagu dilay halkaasi.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya oo ka qayb galay aaska toddoobadii qof ee la dilay oo lagu qabtay deegaanka bariga Tigania ee ismaamulka Meru ayaa shacabka ka codsaday inay si

Waxaa uu dhanka kale xusay in aan marnaba loo dulqaadan karin inay sii socdaan iskudhacyada dhex maro bulshooyinka kala duwan isagoo ka digay hadallada horseedi karo kicin dadweyne.