Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay in maamulka Kenya Kwanza laga doonaya inuu xalliyo falalka musuqmaasuqa ee lagu lunsado kheyraadka dadweynaha isagoo intaasi ku daray in marka la eego qaab hoggaamineed ee madaxweyne Ruto aan dhaqaalaha isbeddel loogu sameyn karin.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila “Marka la eego qaab hoggaamineed ee Ruto aan dhaqaalaha isbeddel loogu...