Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa war murtiyeed ku saabsan waxybaaha u qabsoomay ee la xiriira xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya soo saaray.
War murtiyeedka oo faahfaahsan waxaa warbaahinta u akhriyay afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamad Ibraahim Macallimu.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaare Rooble oo war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya