Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay kal-fadhiga 78-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Afhayeenka xukuumadda dalka Soomaaliya Farxaan Maxamad Jimcaale ayaa ka warramay arrimaha ugu waaweynaa iyo nuxurka khudbadda ra’iisul wasaare Xamse.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay kal-fadhiga 78-aad QM




