DHAGEYSO:Rag lagu soo eedeeyay ka ganacsiga khamriga oo la soo taagay maxkamadda Mandera

0
130

Maxkamadda Mandera ayaa waxaa ka soo hormuuqday eedesanayaal loo haysto ka ganacsiga khamriga.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.