DHAGEYSO:Qoyska wiil labo bilood ka hor lagu dilay Mariakani oo cadaalad raadinaya

0
309

Qoyska Mascuud Muusa oo labo bilood ka hor lagu dilay deegaanka Mariakani ee ismaamulka Kilifi ayaa weli dowladda ka dalbanaya inay cadaalad helaan.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.