Qoyska wiil aynan shaqeynayn kilyihiisa oo ku sugan Mandera ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday in ay garab ku siiyaan sidii uu bukaanka u heli lahaa daryeel caafimaad.
Waxaa qodobkan oo faahfaahsan ismaamulka Mandera ka soo diray Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.
Si qoyskan loo taageero waxaa lagala xiriiri karaa aabaha dhalay wiilka xanuunsan oo lagu magacaabo Mukhtaar Yuusuf Axmad nambarkiisana uu yahay 0702960306 ama nambarka wiilka kilyaha ka xanuunsan Axmad Mukhtaar oo ah 0743377553