DHAGEYSO:Qoyska hoggaamiyihii hore ee kooxda Mungiki oo codsaday inay ogaadaan halka lagu hayo Njenga

0
336

Qoyska hoggaamiyihii hore ee kooxda Mungiki, Maina Njenga ayaa dalbaday inay ogaadaan halka lagu hayo hoggaamiyahan hore.
Waxaa ay sidoo kale sheegeen in lala xiray walaalkii Njoroge Njenga iyo shakhsi kale oo lagu magacaabo Ole Lekishe.
Qoyska ayaa ku andacooday in xilligii la xirayay Maina Njenga uu xanuunsanaa.

Maina Njenga ayaa fiidnimadii Arbacada ee toddobadkan laga soo xiray hooygiisa ku yaalla ismaamulka Kajiado.