DHAGEYSO:Qoysas laga saaray dhulka Portland oo dhibaato wajahaya

0
327

Labo bilood ayaa hadda laga joogaa markii la burburiyay dhismayaashii, lagana saaray qoysaskii ku noolaa dhulka Portland ee Bariga Afrika oo ku yaalla deegaanka Mavoko ee ismaamulka Machakos.
Wixii markaas ka dambeeyay, qoysaskii laga saaray dhulkaas ayaa sheegay inay wajahayaan dhibaatooyiin adag.