DHAGEYSO:Qoysas ku nool IFO 2 oo ay cabashadooda baahisay Star FM oo laga soo jawaabay

0
205

Waxaa laga soo falceliyay cabashada qoysas soomaaliyeed oo aan maalmo ka hor baahinnay kuwaasoo ku nool xerada qaxootiga ee IFO 2.
Dadkan ayaa ka mahadceliyay gurmadka loo fidiyay sida uu warbixintan ku eegaya Maxamad Baaruud Xuseen oo xaaladahooda si dhow ula socday.