DHAGEYSO:Qoysas ka cabanaya dhul loogala wareegay Kilifi

0
267

In ka badan 100 qoys oo ka mid ah dadka ku nool tuulada Shariani ee ismaamulka Kilifi ayaa cabasho ka muujinaya dhul ay degganaayeen oo si sharci darro ah looga qaadanaya.
Waxay hoosta ka xarriiqeen inay halkaasi tageen shakhsiyaad dokumeentiyo sita oo sheeganaya lahaanshaha dhulka waxayna dowladda dhexe ka codsadeen inay cabashadooda wax ka qabato.