DHAGEYSO:Qoys uu waalid kaga xanuunsan yahay Dadaab oo caawimaad codsanaya

0
532

Qoyska aabbe Soomaaliyeed oo muddo 7 sano ah sariir saaran kadib shil gaari oo uu galay ayaa codsaday in laga caawiyo qarashka ku baxaya daaweyntiisa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa dhameystiraya

Si qoyskan loo garab istaago waxaa lagala  xiriiri karaa nambarka ah  0792763954