DHAGEYSO:Qoys uu labo qof uga dhacay kansarka oo bulshada caawimaad ka codsaday

0
256

Qoys uu labo qof oo ka mid ah saameeyay xanuunka kansarka ayaa bulshada ka codsaday inay garab ku siiso sidii dadkan loogu heli lahaa daryeel caafimaad.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.

Si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa Xaliima Maxamad Xuseen oo uu nambarkeeda taleefoonka gacanta yahay 0715411381 .