Wararka Kenya DHAGEYSO:Qof dhimirka ka xanuunsanaa oo isku gubay ismaamulka Wajeer By star - September 6, 2023 0 302 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa lagu soo warramayaa in nin dhallinyaro ah oo qabay xanuun dhanka dhimirka ah uu dab isku qabadsiiyay magaalada Hadaado ee Galbeedka ismaamulka Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhacdadaasi ka wareystay guddoomiye xaafadeedka Hadaado. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Wareysi-Mucaawiye.mp3