DHAGEYSO:Qiimaha korontada ee Beledxaawo oo la kordhiyay

0
472

Maamulka shirkadda korontada degmada Beledxaawo, gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in qiimihii korontada ay ku dareen ka dib markii uu shidaalka sare u kacay.