DHAGEYSO:Qaxootiga oo ka cabanaya caqabado ay kala kulmeen inay dib u dejin ka helaan qurbaha

0
343

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga ee xeryaha Dadaab oo fursado dib u dejin ah ka helay waddamo ay ka mid yihiin Mareykanka Ingiriiska iyo Canada ayaa caqabado kala kulmay socdaalka ama safarka ay ku aadi lahayeen dalalkaasi.
Guddoomiyaha Guud ee xerada qaxootiga ee Dhagaxleey Cabdullahi Cali Aadan ayaa arrinkan uga warramay Maxamad Baaruud Xuseen.

Xiriir aan la sameynay qeeybta dowladda u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee RAS ayaan noo suuragelin si ay uga jawaabaan cabashada dadka qaxootiga ah.