DHAGEYSO:Qaxootiga iyo dadka deegaanka Dadaab oo laga wacyi gelinaya khatarta roobab culus oo la rajeynaya

0
245

Dowladda oo kaashanaysa hay’adaha samafalka ee ka howlgalo ismaamulka Garissa ayaa dadka qaxootiga ah iyo kuwa deegaanka u sameynaya wacyi gelin ku aaddan sida ay uga taxaddari karaan khatarrada ka dhalan karo roobab culus oo daadad wato oo la sheegay inay guud ahaan wadanka ka da’i doonaan toddobaadyada soo socdo.
Dhawaan ayay ahayd markii waaxda saadaasha hawada ee dalka ay soo saartay digniin ah in la filaya roobabkii deyr biyo badan oo kale.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.