DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab ee aan haysan wax ay ku afuraan kuna suxuurtaan oo bulshada baaq u diray

0
144

Iyadoo lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa jira qoysas badan oo aan awoodin afurka iyo suxuurta kuwaas oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Bulshadan oo isugu jirta waayeello, naafo iyo dad nugul ayaa wajahaya xaalado adag oo nololeed waxayna hay’adaha samafalka iyo dadka khayrka jecel ka codsadeen in ay u gargaaraan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray Dadaab.