Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaxootiga cusub ee xerada IFO 2 oo agab loo qaybiyey By star - July 19, 2023 0 320 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa agabka guriyaha iyo adeegyo muhiim ah la gaarsiiyay qaxootiga cusub ee dhawaan la dejiyay xerada IFO2. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Baaruud-Dadaab-1.mp3