DHAGEYSO:Qaxooti dhawaan ka yimid Soomaaliya oo la dejiyay xerada IFO2

0
224

Xerada cusub ee IFO2 oo dhawaan dib loo furay ayaa waxaa la dejiyay qaxootigii ugu horreeyay kuwaasoo dhawaan ka yimid dalka Soomaaliya waxaana lagu wadaa in halkaasi ay hooy u noqoto in ka badan 90,000 oo qaxooti ah.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya.