Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Mombasa oo u safraya waqooyi bari si ay u soo codeeyaan By star - August 7, 2022 0 285 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Mombasa laga dareemaya safarrada ay qaar ka mid ah shacabka halkaasi ku nool ugu ambabaxayaan ismaamullada waqooyi bari ee ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan si ay u soo codeyaan. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/08/Bootaan-Mombasa-2.mp3