DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Mandera oo dhaliilay diiwangelinta codbixiyeyaasha

0
434

Shacabka ku nool magaalada Mandera ayaa dhaliilay nidaamka lagu diiwangalinayo codbixiyeyaasha iyadoona uu guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xududdada dalka ee IEBC halkaasi ka bilaabay diiwangelinta codbixiyeyaal cusub