DHAGEYSO:Qaar ka mid ah hogaamiyasha muslmiinta oo eedeyn u jeediyay maamulka jaamacada Farsamada ee Mombasa

0
528

Qaar ka mid ah hogaamiyasha muslmiinta ee magaalada Mombasa ayaa waxay eedayn u jeediyeen xubno ka mid ah maamulka jaamacada farsamada ee magaalada Mombasa ee loo yaqaan TUM sida oo war bixintaan ku eegaayo Mxamed Cabdi Bootan.