Waxaa ismaamulka Wajeer laga bixiyay daryeel caafimaad oo ka dhan ah xanuunnada haweenka saameeya.
Qaar ka mid ah haweenka barnaamijkan ka faa’iidaystay ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.
Marwada guddoomiyaha ismaamulka Wajeer, Ruqiya Cabdinaasir oo daryeelkan soo qabanqaabisay ayaa warbaahinta faahfaahin ka siisay halka ay wax marayaan.