DHAGEYSO:Qaar ka mid ah gaadiidleyda Garissa oo hooy ka dhigtay kaalimaha shidaalka

0
498

Qaar ka mid ah gaadiidleyda magaalada Garissa ayaa sheegaya inay saddex cisho oo xiriir ah maalin iyo habeenba ay ku sugnaayeen kaalimaha shidaalka si loogu adeego maadaama ay weli dalka ka jirto shidaal yari.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya.