DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadka shacabka u gaysta dhaca oo ku jiro xabsiga Kamiti

0
511

Ma ogtahay in qaar ka mid ah dadka kula soo xiriira ama kuu soo diro farriimaha xeeladeysan si ay hanti kaaga dhacaan ay yihiin shakhsiyaad lagu xukumay xabsi daa’in oo ku jiro xabsiga wayn ee Kamiti ee magaalada Nairobi.
Cabdullahi Axmad ayaa eegaya nuxurka warbixin dabagal ah oo warbaahinta maxalliga ee Citizen ay arrintan ka sameysay.