DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadka ay saameeyeen daadadka IFO oo warbaahinta Star u warramay

0
320

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa laga soo sheegayaa saameyn ballaaran oo ka dhalatay roobab xooggan oo sababay daad faro badan.
Meelaha saameynta ugu daran laga dareemaya waxaa ka mid ah xerada qaxootiga ee IFO waxaana la sheegayaa in xerada boqolkiiba 80 ay biyaha galeen isla markaana dadka xerada ku nool ay go’doon ku jiraan.
Waxaa dumay musqullo badan halka wasaqdii musqullada iyo biyaha ay isku darsameen .
Qaar ka mid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta xerada IFO ayaa la hadlay warbaahinta Star.