DHAGEYSO:Qaadiga Lagdera oo sheegay in deegaankaasi uu ku batay furiinka

0
317

Qaadiga deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa Sheekh Cabdicasiis Macallin Maxamad oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa sheegay in halkaasi uu ku badan yahay burburka qoyska isagoo sidoo kale faahfaahin ka bixiyay shaqooyinka uu xafiiskiisa oo ku yaalla magaalada Madogashe uu u hayo bulshada.