DHAGEYSO:ONLF oo beenisay inay tahay urur argagixiso

0
270

Ururka ONLF ayaa cambaareeyay oo beeniyay qoraal uu baahiyay telefishinka dowladda Itoobiya oo ku saabsanaa in ONLF ay xiriir wada shaqeyn ah la leedahay ururrada argagixisada.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya.