DHAGEYSO:Olole Nadaafadeed oo Maalinkii Labaad Hargaysa laga Sameeyay

0
385

Maayir Magaalada Hargaysa ee Caasimada Soomaaliland C/kariim Axmed Mooge oo maanta markale hogaamiyay Ololaha Nadiifiinta Dooxa Magaalada Hargeysa oo aad Qashin looga Buuxiyay.
Qaar ka mid ah Golaha Deegaanka Magaalada Hargaysa iyo shacabka ka Soo qaybgalay Ololaha ayaa warbaahinta la hadlay.