Wararka Kenya DHAGEYSO:Olole ka dhan ah tacaadiga jinsiyadeed oo laga billaabay Isiolo By star - December 27, 2023 0 271 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa ismaamulka Isiolo laga billaabay olole loogu magacdaray’Ongea Usikike’ oo ay micnaheedu tahay hadal ha lagu maqlee. Arrintan ayaa looga gol-leeyahay in wax looga qabto xadgudubyada jinsiyadda ku saleysan ee halkaasi ka dhaco. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Isiolo.mp3