Waxaa laga dayrinayaa nolosha qoys soomaaliyeed oo dhawaan yimid xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo ay carruur ka xanuunsan yihiin duruufo kale oo nololeedna ay haystaan.
Maxamad Baaruud Xuseen oo saaka qoyskaasi gaaray ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray.
Si reerkan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee aabaha qoyska oo ah +254758569277