DHAGEYSO:Nin xoolo dhaqato ahaa oo noqday beeralay

0
281

Mid ka mid ah xoolo dhaqatada ismaamulka Mandera ayaa billaabay inuu beer abuurto ka dib markii ay xoolihiisi uga leedeen abaarta.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.