DHAGEYSO:Nin xaaskiisa ku gubtay magaalada Garissa oo dhaawici soo gaaray ugu geeriyooday caasimadda Nairobi

0
477

Waxaa geeriyooday marxuum Xuseen Cabdullaahi Raage oo dhawaan xaaskiisa ku gubtay magaalada Garissa kaas oo dhaawaciisa loo soo qaaday caasimadda Nairobi, balse shalay subax u geeriyooday dhaawici ka soo gaaray saliid ay ku shusubtay xaaskiisa.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee deegaanka Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen oo si dhow ula socday dhacdadan ayuu warbixintan ka diyaariyay