DHAGEYSO:NCIC oo sheegtay in sabar loogooyin la siinaya barakacayaasha Lamu

0
433

Guddoomiyaha guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC Samuel Kobia ayaa ka hadlay dhibaatooyinkii amni darro ee horay u saameeyay ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta.
Waxaa uu xusay in falalkaasi ay ahaayeen kuwo salka ku haya isqabqabsi siyaasadeed.
Waxaa uu tilmaamay in ka hor inta uunan dhammaan muddo xileedka madaxweyne Uhuru Kenyatta , dadka aan lahayn dhul rasmi ah oo ay deggan yihiin loo qaybin doono sabarloogooyin sharciyeysan.