DHAGEYSO:Musharraxiinta Garissa oo loogu baaqay in ay sameyaan olole nabad ah

0
645

Iyadoo la filayo in bisha sideedaad ee sanadka soo socdo ay gudaha dalka ka dhacdo doorashada guud ayaa musharraxiinta u hanqal taagaya jagooyinka kala duwan ee ismaamulka Garissa lagu boorriyay in ay si nabad ah u ololeyaan
Maxamad Mooge ayaa dhameystiraya