DHAGEYSO:Musalia Mudavadi oo baaq u diray madaxweynaha

0
292

Madaxa wasiirrada dalka Musalia Mudavadi ayaa madaxweyne William Ruto ugu baaqay in aan laga weecin qorshaha horumarineed ee diiradda u saaran.
Waxaa uu kula taliyay in uunan ku mashquulin howlaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio sida isku soo baxyada ay qabanayaan.
Mudavadi ayaa xilli uu shalay ku sugnaa fagaaraha Ole Ntimama Stadium ee ismaamulka Narok dhaliil u jeediyay mucaaradka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamulkii hore uu sabab u ahaa hoos u dhaca dhaqaale ee wadanka ka jiro.