DHAGEYSO:Muran ka taagan cidda maamuli doonto arrimaha Xajka ee dalka

0
440

Waxaa uu muran ka taagan yahay cidda maamulaysa arrimaha xujeyda kenyaanka ah ka dib markii golaha qaran ee ka talabixiya arrimaha muslimiinta ee KEMNAC ee magaalada Mombasa uu eedeyn u jeediyay golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa nooga soo diray.